Gaari la doonayay in lagu qarxiyo Buundada Baar Sanguuni oo la qabtay (Daawo Sawirada)

Al Shabaab ayaa saakay weerar xoogan oo isugu jiray qaraxyo iyo mid toos ah waxa ay ku qaadeen deegaanka Baar Sanguuni ee duleedka magaalada Kismaayo, waxaana deegaankaasi ka dhacay dagaal aad u xoogan. Weerarka Al Shabaab ayaa ku bilowday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay oo lagu dhuftay xero ay ciidanka dowlada iyo kuwa maamulka … Continue reading Gaari la doonayay in lagu qarxiyo Buundada Baar Sanguuni oo la qabtay (Daawo Sawirada)